Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Beenisay in Madaxweyne Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ka Baaqsan Jirray Khudbad Sanadeedkii Dastuuriga Ahayd.
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Beenisay in Madaxweyne Mudane Daahir Rayaale Kaahin Ka Baaqsan Jirray Khudbad Sanadeedkii Dastuuriga Ahayd.Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSl Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni.