
Shirka Talo-bixinta iyo Dhamaystirka Qorshaha Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL (2025 - 2029)
Shirka Talo-bixinta iyo Dhamaystirka Qorshaha Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL (2025 - 2029)Shirka talo-bixinta iyo dhamaystirka qorshaha shanta sano ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL (2025–2029)
ayaa si rasmi ah looga furay xarunta wasaaradda. Shirka waxaa furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,
Mudane Khadar Nuur Cabdi (Buubaal),oo si qoto dheer uga hadlay ahmiyadda uu qorshahan u
leeyahay hawlgalka iyo jihaynta guud ee wasaaradda.
Sido kale Agaasime Khadar ayaa xusay in qorshaha shanta sano ee soo socda uu yahay tubta ay
wasaaraddu ku hagayso howlaha muhiimka ah ee horyaalla, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay
leedahay in la helo qorshe midaysan oo ku salaysan talooyin waxtar leh iyo aragti fog.
Agaasimaha Guud waxaa shirka ku wehelinayay Agaasime Waaxeedyada wasaaradda, madax-qaybeedyada
iyo shaqaalaha kala duwan ee waaxyaha. Shirkan wuxuu ahaa fursad lagu ururinayay talooyin,
fikrado iyo aragtiyo dhaxal gal ah oo lagu salaynayo qorshaha wasaaradda ee muddada 2025 ilaa 2029.
Ujeedada guud ee shirka ayaa ahayd in la helo qorshe istiraatiiji ah oo dhamaystiran,
laguna saleeyo baahiyaha jira iyo hadafyada mustaqbalka ee wasaaradda.
???????????????????????????????? ???????????????????????????????????????????? ???????????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ????????????.
-
54930332310779235078380187051422569846795787nView
-
54793316610779256378378054440542990988747358nView
-
54887096810779235878380103679385174744308628nView
-
54977320610779255711711453833336588853987223nView
-
54871226110779235411713481750653698570041387nView
-
54992894210779255345044828537180939401086056nView
-
54827908410779254945044861188151268653642233nView
-
54875641910779254311711598492285417705710662nView
-
548739409107792528783784092845306319469422nView
-
54837787610779252445045112146194722840757353nView
-
54955355010779251945045165770928171153645860nView
-
54832367910779251378378558501268326439411285nView
-
55007282810779250878378606637810940648320433nView
-
54946878910779250578378633009358470521050857nView
-
54832344710779249711712053980717372879023772nView
-
54979708410779245711712455865489350775388787nView
-
54982891310779245345045827113116764679332356nView
-
54992725610779245178379177368773817773331511nView
-
54887360910779244511712571391837766891666104nView
-
54782865310779244211712602545365737124247072nView
-
54835114110779243811712645604675763688573287nView
-
54802712210779243011712724719420388914493449nView
-
54771302410779242745046089040690633963171281nView
-
54843615710779242378379453885593338723365195nView
-
54960049810779241878379508229089031021721669nView
-
54761926810779241478379548038560085309332245nView
-
54839775110779240678379623959651263384345203nView
-
54905747510779238278379863975259740084895808nView
-
54980668910779238011713224427537384838436305nView