Wasaaradda X goleyaasha iyo Dastuurka oo Berbera Tababar ugu soo xidhay arday dhammaysatay barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL ayaa manta 450 arday uu soo xidhay tababar ku saabsan dastuurka iyo waddaniyadda kuwaas oo ka kala socday dugsiyada sare iyo jaamacadaha magalada berbara.