Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka oo tababar usoo xidhay hablaha shaqo Qaran

Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka oo tababar usoo xidhay hablaha shaqo qaran, tababarkaas oo ku saabsanaa Dastuurka iyo waddaniyadda kaas oo maalmihii udanbeeyay uga usocday. Wasaaradda dastuurka ayaa sanadkii sadexaad oo xidhiidh ah tababaro uqabanaysa ardayda shaqo qaran.