
Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyasha Iyo Arrimaha Dastuurka JSL Mudane Axmed Aw-daahir Xaaji Xasan lyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf, Ayaa Kulan la qaatay Agaasimayaasha
Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyasha Iyo Arrimaha Dastuurka JSL Mudane Axmed Aw-daahir Xaaji Xasan lyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf, Ayaa shalay Kulan la qaatay Agaasimayaasha saddex Waaxod ee kala ah,Waaxda Cududda Shaqaalaha,Waaxda Dastuurka,Waaxda ICT.Kulanka waxaa lagu so bandhigay shaqada waaxuhu ay qabtaan,Qorshayaasha waaxaha ee sanadka soo socda ee 2025-ka iyo Wixii caqabada ah ee jira.
Shirku intu socdey waxa dhinacyadii kala duwanaa si fiican isula falanqeeyeen habsami u socodka shaqada iyo sidii loo dardar galin lahaa shaqada wasaaradda.
ALLAA MAHAD LEH
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha Iyo Warbaahina.
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.10 PM (1)View
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.08 PMView
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.07 PM (1)View
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.06 PM (2)View
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.06 PMView
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.04 PMView
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.03 PMView
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.02 PMView
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.01 PMView
-
WhatsApp Image 20241230 at 12.51.00 PM (1)View