Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka oo soo kormeeray tababaro ay wasaaraddu u wado qaar kamida degmooyinka Caasimadda

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha dastuurka Jamhuuriyada somaliland Maxamed xaaji aadan Cilmi Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socdaan Tababarada Barashada Dastuurka Iyo Wadaniyada Ee Degmooyinka Koodbuur ,31ka May, Axmed Dhagax Iyo Macalin Haaruun Ee Caasimadda Hargaisa.