Wasiirka Wasaaradda Xidhidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni ayaa kormeer ku tagay maanta qaar kamid ah dugsiyada sare ee Caasimada Hargaysa kuwaas oo mu
Wasiirka Wasaaradda Xidhidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni ayaa kormeer ku tagay maanta qaar kamid ah dugsiyada sare ee Caasimada Hargaysa kuwaas oo mudooyinkii u dambeeyey ay Wasaaraddu ka waday Barmaamijka Wacyigalinta Waddaniyadda iyo Barashada Dastuurka JSL kaas oo soo bilaambay bishii 8aad 2024 Soona xidhmay manta.