wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo Dastuurka oo Daahfurtay kulan talobixin ah

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha dastuurka JSL Maxamed Xaaji Aadam Cilmi oo Ay Weheliso Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf Ayaa Maanta Daahfurey kulanka talo Bixinta Xarunta Barashada Dastuurka Iyo Waddaniyadda Oo Ay aa saastay Wasaaradda Xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Jsl, xaruntaas oo dhowaan la daahfuri doono.
Waxana Kulanka Kasoo qayb galay Aqoonyahano Iyo Haldoor Ay Ka mid Ahayeen :-
1- Drs Adna Aadan Ismaciil
2- dr  bulxan
3- Jaamac Muuse jaamac
4- Maxamed xasan taani
5- prof aadan muuse jibriil
6- Siciid Cali Muuse
7- Weriye Axmed siciid cige
8- Qoraa Xasan Cabdi Madar.
9-prof Iid Xasan Muuse
10- Marwo Nafiisa
11- Marwo Ayaan Xasan
La soco Muqaalka Warkan