Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka oo tababar usoo xidhay kooxaha kubadda cagta caasimadda.

Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Oo usoo xidhay Kooxaha Heerarka Kowaad ,Labaad Iyo Saddexaad Ee caasimada Tababar sadex cisho usocday oo Ku Saabsanaa Barashada Dastuurka Iyo Waddaniyadda.