Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka ayaa maanta daah furtay barmaamijka
Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta daah furtay barmaamijka wacyigalinta iyo barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda ee Dugsiyada sare caasimadda.