Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL waxa ay kulan la qaadatay Shirkaddaha Daabacaaddaha, Kulankaas oo lagaga wada hadlayay sidii la isula sixi lahaa Astaanta Iyo Calanka JSL

Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL waxa ay kulan la qaadatay Shirkaddaha Daabacaaddaha, Kulankaas oo lagaga wada hadlayay sidii la isula sixi lahaa Astaanta Iyo Calanka Qaranka Jahmhuuriyadda Somaliland.