wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL gaar ahaan Xarunta Barashada Waddaniyadda iyo Dastuurka ayaa BARNAAMIJKA CAWAYSKA WADDANIYADDA ee Wasaaradda u qabatay 1100 ka mid ah

Waxaana Ka soo qayb Galay Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed kaahin Axmed, Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Mudane Maxamed Ahmed Caalin Tiimbaro Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf Agaasimaha Xarunta Barashada Waddaniyadda.