
Agaasimaha Guud ayaa maanta furay kulanka soo-dhawayn ah.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Khadar Nuur Cabdi (Buubaal),ayaa maanta furay kulanka soo-dhawaynta iyo is barashada dhalinyaradii ka qaybgalaysa Barnaamijka Tababarka Xirfadda
Hoggaaminta iyo Fahamka Dawladnimada oo qayb ka ah Barmaamijka Daljir ee Fahamka Waddaniyadda iyo kobcinta Dawladnimada.
Kulankan, oo lagu qabtay Xarunta Barashada Waddaniyadda ee Wasaaradda waxaa warbixin ka bixiyey
Agaasimaha Xarunta, oo sharaxay tirada iyo qaybaha dhalinyarada ka qaybgalaysa barnaamijka.
Agaasimaha Guud, Mudane Khadar Nuur, ayaa dhalinyarada ka qaybqadanaysa Barmaamijka ku dhiiri geliyey inay ka
faa’iidaystaan isaga oo xusay in dhalinyarada loo diyaarinayo xirfadaha hoggaaminta, fahamka dawladnimada,
iyo ka qaybgalka arrimaha bulshada iyo dawladnimada, Sido kale waxa uu tilmaamay in barnaamijkani uu qayb ka yahay qorshaha
Wasaaradda iyo Xukuumadda ee ku aaddan kobcinta hogaamiyeyaasha mustaqbalka, wadajirka bulshada, iyo horumarinta
waxqabadka dhalinyarada si ay u noqdaan muwaadiniin firfircoon oo ka qaybqaata dhismaha dalka.
Wuxuuna tilmaamay in dhawaan loo samayn doono daah-fur isagoo xusay Agaasimaha guud in gobolada dalka la
wada gaadhsiin doono oo uu yahay Qorshaha Wasaaradda.
???????????????????????????????? ???????????????????????????????????????????? ???????????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ???????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ????????????.
-
54041471810617395127897514220855363882133563nView
-
53977537610617395561230804541768966741387845nView
-
5403983211061739576123078851689038266842322nView
-
53924369710617394827897548977318192591203544nView
-
53920233410617387961231564333639016073843467nView
-
53955137010617394461230917841384709266377921nView
-
5409809231061739389456430424824624253372257nView
-
53915128110617392961231063996511699897310255nView
-
53923569310617392327897798823725591461129220nView
-
54061694810617391661231198720991286472287720nView
-
53944803810617391194564578644255948694850102n (1)View
-
53944803810617391194564578644255948694850102nView
-
53913286310617388394564854249430348664537870nView